Kabasho waa taxane dhaymo-nafeed ah oo ay Hamda Hussein ku rajaynayso in uu fudayd iyo raysasho u horseedo cid kasta oo wehel ka dhigata ✨🌸
…
continue reading
Hamda Hussein Podcasts

1
Ep:7; Panic Attacks| Naxdinta Soo Booddada ah
35:38
35:38
Play later
Play later
Lists
Like
Liked
35:38Waligaa intuu wadnuhu si xawli ah kuu garaacay , dabadeed aad dhididday oo neeftu ku qabatay ma is tidhi waad dhimanaysaa? Xilqaddan ayaynu isku waydiinaynaa xaaladdaasi waxa ay tahay. Dhagaysi wanaagsan. Ka falceli xilqaddan 😊By Hamda Hussein
…
continue reading

1
Ep:6; Emotional Sponge| Muquurasho Dareen
36:15
36:15
Play later
Play later
Lists
Like
Liked
36:15Wali ma is waydiisay sababta ay dareemaha dadyowga kale kuu saameeyaan? Ka falceli xilqaddan 😊By Hamda Hussein
…
continue reading

1
Ep:5; Hypochondria| Ka Cabsashada Cudurrada
40:48
40:48
Play later
Play later
Lists
Like
Liked
40:48Ka falceli xilqaddan 😊By Hamda Hussein
…
continue reading
Waligaa ma iswaydiisay 'Buufiska' ama 'Bacdu' wax ay tahay? Xilqaddan ayaynu kaga jawaabaynaa. Dhagaysi wanaagsan. Ka falceli xilqaddan 😊By Hamda Hussein
…
continue reading

1
Ep:3; Neutralising Anxious Thoughts| Badhxidda Afkaaraha Cabsida
28:24
28:24
Play later
Play later
Lists
Like
Liked
28:24'Sidee ayaan u badhxi karaa dareemmadayda cabsida ku qotoma?' ayaynu kaga jawaabaynaa xilqaddan. Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan. Ka falceli xilqaddan 😊By Hamda Hussein
…
continue reading

1
Ep:2; The Power of Positive Affirmations| Awoodda Erayada Togan
29:35
29:35
Play later
Play later
Lists
Like
Liked
29:35Erayadu aynu adeegsannaa saamayn maku leeyihiin caafimaadka-dhimirkeenna ayaynu xilqaddan isku waydiinaynaa. Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan. Ka falceli xilqaddan 😊By Hamda Hussein
…
continue reading
Weli ma Iswaydiisay su'aasha ah 'maxay ayay dadku caawimo u dalban waayaan marka ay maskaxdoodu u baahato'? xilqaddan ayaynu kaga jawaabi doonnaa wax ka mid ah waxyaabaha dadka ka hor istaaga inay maskaxdooda u hiiliyaan. Ka falceli xilqaddan 😊By Hamda Hussein
…
continue reading
Ka falceli xilqaddan 😊By Hamda Hussein
…
continue reading
Xilqaddan waxaynu dib ugu milicsanaynaa safarkii kabasho ee sannadka iyo badhka soo socday, waxaynu kale oo wax iska waydiinynaa muhiimadda ay leedahay 'Kabashada-Dareen' iyo calaamadaha aad ku garan kartid. Dhagaysi wacan. Ka falceli xilqaddan 😊By Hamda Hussein
…
continue reading

1
Ep:49; Sidkanaanta Dhaawacan |Trauma Bonding
47:53
47:53
Play later
Play later
Lists
Like
Liked
47:53Weligaa ma dareentay in naftaadu jeceshahay ama ku sidkantahay cidda dhibaataysa? ma u wayday magac aad u bixiso xidhiidhka noocaas ah, xilqaddan ayaa kuu faah-faahinaysa magaca ,micnaha iyo qaabka uu u samaysmo xidhiidhka noocaas ahi. Dhagaysi wanaagsan. Ka falceli xilqaddan 😊By Hamda Hussein
…
continue reading

1
Ep:48; Darreemmo- Ku Hafasho |Sensory Overload
33:43
33:43
Play later
Play later
Lists
Like
Liked
33:43Weligaa ma dareentay inaad dareemahaaga ku hafanaysid? sidee ayaad u maaraysay dareen-ku hafashada? Xilqaddan ayaynu maaraynta dareen ku hafashada kaga hadlaynaa, dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan Ka falceli xilqaddan 😊By Hamda Hussein
…
continue reading

1
Episode 47: Dareen Xakamayn;Emotional Regulation
45:20
45:20
Play later
Play later
Lists
Like
Liked
45:20Weli ma Iswaydiisay ama ma doontay inaad dareemahaaga xakamayso? Inaad falcelinahaaga adigu falkiso oo aanay si bila qorshe ah kaaga soo fulin? Xilqaddan ayaynu ku qaadaa-dhigaynaa qaabka ugu fudud ee aad u baran kartid Xakamaynta Dareemadaada. Dhagaysi iyo Dhaqan gelin wanaagsan. Ka falceli xilqaddan 😊…
…
continue reading

1
Episode 46: Cuqdadda Hoosaynta Q:2aad;Inferiority Complex| Kabasho|
37:49
37:49
Play later
Play later
Lists
Like
Liked
37:49Waa Qaybtii 2aad ee Cuqdadda Hoosaynta. Dhagaysi wanaagsan . --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊By Hamda Hussein
…
continue reading

1
Ep:45; Cuqdadda Hoosaynta |Inferior Complex
37:01
37:01
Play later
Play later
Lists
Like
Liked
37:01Cuqadadda Hoosayntu 'Inferiority Complex' waa maxay ayaynu xilqaddan isku waydiinaynaa . Dhagaysi wanaagsan --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊By Hamda Hussein
…
continue reading

1
Ep:44; Darroor Dareemeed |Emotional Leakage
30:50
30:50
Play later
Play later
Lists
Like
Liked
30:50Bani'aadamku ma darroori karaa dareen ahaan? Xilqaddan ayaynu kaga jawaabaynaa su'aashan. Dhagaysi iyo Dhaqan gelin wanaagsan --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊By Hamda Hussein
…
continue reading
Weli awoodahaaga qofeed , wax qabadkaaga iyo ahaanshiyahaaga maka shakiday? ma iswaydiisay weli waxaad isaga shakido? Xilqaddan ayaynu isku waydiinaynaa shakiga, waxa keena iyo sida looga bixi karo. Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊…
…
continue reading
Weli ma maqashay mabda'a 'Qunyar Noolaanshiyaha' , ma noolaan kartaa qunyar iyada oo aanay jirin wax ku dedejinayaa? Xilqaddan ayaynu isku waydiinaynaa waxa uu yahay Qunyar-Noolaanshiyuhu. Dhagaysi iyo dhaqan-gelin wanaagsan --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊…
…
continue reading
Weli ma Is waydiisay dhaqanka dad iska gadista/dhaadhicintu meesha uu kasoo raaco dadka, sifaha ay yeeshaan dadka lihi iyo sida loge gudbi karo? Xilqaddan ayaad ku baranaysaa bi'dniLaah. Dhagaysi Iyo Dhaqan Gelin Wanaagsan. --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊…
…
continue reading
Weligaa ma doontay inaad naftaada saamaxdid? ma iswaydiisay halkee ayaan ka bilaabaa? xilqaddani waxay kaaga jawaabaysaa su'aalo laga yaabo inaad jawaab u la'ayd. Dhagaysi iyo Dhaqan-gelin wanaagsan. --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊…
…
continue reading

1
Ep:39; Dhiig-bax Dareen |Emotional Bleeding
32:44
32:44
Play later
Play later
Lists
Like
Liked
32:44Weligaa ma maqashay qofbaa dareen ahaan u dhiig-baxay? xilqaddan ayaynu isku waydiinayaa waxa uu yahay dhiig-baxa dareen. Dhagaysi wanaagsan. --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊By Hamda Hussein
…
continue reading
Sidee ayaan uga bixi karaa cabsida daran ee geerida ayaynu kaga jawaabaynaa xilqaddan. Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan. --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊By Hamda Hussein
…
continue reading

1
Ep:37; La dhaqmidda hubanti la'aanta |Dealing With Uncertainty
31:24
31:24
Play later
Play later
Lists
Like
Liked
31:24Tabo iyo xeelado kaa caawin kara la dhaqanka hubanti la'aanta ayaad xilqaddan ka faa'iidaysaa bi'dniLaah. Dhagaysi wanaagsan. --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊By Hamda Hussein
…
continue reading

1
Ep:36; Fikradaha Taban |Intrusive Thoughts
35:45
35:45
Play later
Play later
Lists
Like
Liked
35:45Fikradaha maanka kusoo dhaca kuwooda khalalka qofka geliya ayaynu kaga hadlaynaa xilqaddan. Dhagaysi wanaagsan. --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊By Hamda Hussein
…
continue reading

1
Ep:35; Ka kabashada Dhibta Waalidka Is-xambaarsanaha Ah | Healing from Parental Narcissistic Abuse
40:19
40:19
Play later
Play later
Lists
Like
Liked
40:19Waalidkaygu haddii uu Is-xambaarsane yahay maxaan ka yeelaa? Su'aashan ayaynu xilqaddan kaga jawaabaynaa. Dhagaysi wanaagsan. --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊By Hamda Hussein
…
continue reading

1
Ep:34; Ka kabashada Dhibta Is-xambaarsanaha | Healing from Narcissistic Abuse
43:04
43:04
Play later
Play later
Lists
Like
Liked
43:04Tallaabooyinka ka kabashada dhibta Is-xambaarsanaha ayaynu xilqaddan ku qaadaa-dhigaynaa. Dhagaysi iyo dhaqan-gelin wanaagsan. --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊By Hamda Hussein
…
continue reading

1
Ep:33; Is-xambaarsanaanta Iyo Waalidnimada | ;Parental Narcissism
28:48
28:48
Play later
Play later
Lists
Like
Liked
28:48Waalidku Isxambaarsane ma noqon karaa ayaynu kaga jawaabaynaa Xilqaddan. Dhagaysi wanaagsan. --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊By Hamda Hussein
…
continue reading

1
Ep:32; Xeeladaha Is-xambaarsanaha |Narcissistic Tactics
37:18
37:18
Play later
Play later
Lists
Like
Liked
37:18Wax ka baro xeeladaha dadka Is-xambaarsanaayaasha ah. Dhagaysi wanaagsan. --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊By Hamda Hussein
…
continue reading

1
Ep:31; Narcissism In relationships |Is-xambaarsanaanta Iyo Xidhiidhada |
16:34
16:34
Play later
Play later
Lists
Like
Liked
16:34Sidee ayay u dhaqmaan is-xambaarsanayaashu xilliyada ay xidhiidhada ku jiraan? Su'aashan ayaynu kaga jawaabaynaa xilqaddan. Dhagaysi Wanaagsan. --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊By Hamda Hussein
…
continue reading
Weli ma iswaydiisay Is-xambaarsanaanta |Narcissism-ku waxa uu yahay? xilqaddan ayaynu kaga jawaabaynaa su'aashaas misana ku baranaynaa shakhsiyidda noocaas ah calaamadaheeda iyo waxa sameeya dhaqankeeda. Dhagaysi wanaagsan --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊…
…
continue reading

1
Ep:29; Dareen-Habaabin |Emotional Manipulation
37:03
37:03
Play later
Play later
Lists
Like
Liked
37:03Weli dareenkaaga mala habaabiyay? Maxay ayaad dareentay? maxaa lagu gartaa qofka dareenka habaabinaya? xilqaddan waxaynu kaga jawaabaynaa su'aalahan iyo kuwo kale. Dhagaysi wanaagsan. --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊By Hamda Hussein
…
continue reading

1
Ep:28; Xuduudaha Goobta Shaqada |Setting Boundaries At Work
34:04
34:04
Play later
Play later
Lists
Like
Liked
34:04Sideen u samaystaa Xuduudo -Shaqeed ayaynu kaga jawaabaynaa xilqaddan. Dhagaysi iyo Dhaqan-gelin wanaagsan. --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊By Hamda Hussein
…
continue reading

1
Ep:27; Xuduudo Dareemeed |Emotional Boundaries
29:03
29:03
Play later
Play later
Lists
Like
Liked
29:03Weli ma is waydiisay waxaad mar walba u niyad jabsantahay, uga daallantahay gudaha,u dareensantahay in aan lagu qiimaynayn? malaga yaabaa inaanad xuduudo dareemeed lahayn? Dhagaysi iyo Dhaqan-gelin wanaagsan 🌸 --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊…
…
continue reading

1
Ep:26; Xuduudo Samaysi |Setting Boundaries
34:24
34:24
Play later
Play later
Lists
Like
Liked
34:24Waa maxay samaysiga xuduudaha-qofeed? maxaynu se ugu baahannahay ayaynu xilqaddan isku waydiinaynaa. Dhagaysi wanaagsan 🌸 --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊By Hamda Hussein
…
continue reading

1
Ep:25; Dhalanteedka Dhamaystiranka (Q:2aad)|Perfectionism
21:42
21:42
Play later
Play later
Lists
Like
Liked
21:42Xilqaddan waxaynu kaga hadlaynaa siyayaabaha loo yarayn karo ama looga guulaysan karo Dhalanteedka-Dhammasytiranka. Dhagaysi iyo Dhaqan gelin wanaagsan 🌸 --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊By Hamda Hussein
…
continue reading

1
Ep:24; Dhalanteedka Dhamaystiranka|Perfectionism
37:30
37:30
Play later
Play later
Lists
Like
Liked
37:30'Waa maxay Dhalanteedka Dhammaystiranku'? Su'aashan ayaynu kaga jawaabaynaa xilqaddan. Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan 🌸 --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊By Hamda Hussein
…
continue reading
Xilqaddan waxaynu isla qaadaa-dhigaynaa 'bahdilaadda' , noocyadeeda iyo wajiyada kala duwan ee ay u dhacdo. Dhagaysi wanaagsan. --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊By Hamda Hussein
…
continue reading

1
Ep:22; Dareemada Ceebta |Feelings of Shame
32:52
32:52
Play later
Play later
Lists
Like
Liked
32:52Xilqaddan waxaynu ku baranaynaa sida loola dhaqmo dareemada ceebta iyo dhaqamada ka dhasha labadaba. Dhagaysi iyo dhaqan-gelin wanaagsan.🌸 --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊By Hamda Hussein
…
continue reading

1
Ep:21; Baqdinta dad dhexgalka |Social Anxiety
36:31
36:31
Play later
Play later
Lists
Like
Liked
36:31Weligaa ma dareentay in baqdin\cabsi ba'ani ku hadhayso marka aad is tiraahdo dadka dhexgal, madal tag ama meel lagaaga yeedho ay dadku ku badanyihiin? xilqaddan waxaad ku fahmaysaa meesha cabsidaasi kasoo unkamayso iyo qaababka aad u dumin karto ee uga xoroobi karto. Dhagsi iyo dhaqan-gelin wanaagsan. --- Send in a voice message: https://podcaster…
…
continue reading

1
Ep:20; Urugada Geerida Dabadeed |Grief after Death
45:13
45:13
Play later
Play later
Lists
Like
Liked
45:13Sidee ayaan u urugoodaa kadib marka qof aan jeclahay i cidleeyo, sideense u kala gartaa dareemada caafimaadka qaba iyo kuwa aan caafimaadka qabin ee ila hadhaya? Su'aalahan ayaan kaga jawaabayaa xilqaddan. dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan. --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊…
…
continue reading
Xilqaddan waxaynu isla qaadaa-dhigaynayaa dareenka 'urugada' saamayntiisa iyo sida loola dhaqmo. Dhagaysi wanaagsan ✨ --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊By Hamda Hussein
…
continue reading
Xilqaddan waxaynu ku baranaynaa waxa loo yaqaanno 'Ogaal-Neefsashada' faa'iidooyinkeeda iyo sida loo sameeyo. Dhagaysi iyo dhaqan-gelin wanaagsan 🙌 --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊By Hamda Hussein
…
continue reading

1
Ep:17; Tabnaanshiyaha Jidheed|Body Dysmorphic Disorder (BDD)
33:37
33:37
Play later
Play later
Lists
Like
Liked
33:37Xilqaddan waxaynu ku lafa guraynaa waxaynu u bixinay 'tabnaanshiyaha jidheed' waxa uu yahay,sida uu u abuurmo iyo sida looga bixi karo. --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊By Hamda Hussein
…
continue reading

1
Ep:16; Depressionka Dhalmada Dabadeed|Postpartum Depression
37:46
37:46
Play later
Play later
Lists
Like
Liked
37:46Xilqaddan waxaynu isku waydiinaynaa urugada hooyada soo foodsaarta kadib markay ilmaha dhasho, waa maxay calaamadaha lagu gartaa? sideese loola dhaqmaa? --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊By Hamda Hussein
…
continue reading
xilqaddan kalsoonida waxaynu ku qeexnay sidan; waa karti iyo dareen gudeed oo ruuxu kashiisa ku beero taasi oo ku hagta in uu aamino ama ku tiirsado awoodihiisa qofeed. --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊By Hamda Hussein
…
continue reading

1
Ep:14; Awoodda Siidaynta|The Power of Letting Go.
38:34
38:34
Play later
Play later
Lists
Like
Liked
38:34Xilqaddan waxaynu kaga jawaabaynaa su'aasha ah 'Awood intee le'eg ayaynu u leenahay inaynu siidayno dareemada aynaan jeclayn si aynu qayb uga noqonno kabashadeenna'?. --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊By Hamda Hussein
…
continue reading
Haddii waalidkaygu yaraantii isoo dhaawaceen sidee ayaan uga kaban karaa dareemada dhaawacaa ka dhasha, isla markaana sidee ayaan tabashadayda ugala hadli karaa hadda? --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊By Hamda Hussein
…
continue reading
Naf-lahadalka aynu ka dhaxalnay xilqaddii 11aad waa sidee inuu noqdo, ayaynu is-waydiinaynaa xilqaddan 12aad. Dhagaysi wacan. --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊By Hamda Hussein
…
continue reading
Psychologist kii waynaa ee reer Ingiriis John Bowlby wuxuu Sidkanaanta ku qeexay; isku xidhnaanshiyaha laxaweed ee raaga isla markaan ka dhaxeeya bani’aadamka. Xilqaddan waxaynu ku lafo guraynaa sida noocyadii kala duwanaa ee la inoo soo koriyay waynaanteenna inoo saamayn karaan. --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/…
…
continue reading
Tiirsanaanta-Taban(Co-dependency) waxay dhacdaa marka qofku dulin-laxaweed (Emotional-Parasite) ku yahay dadyowga xidhiidhku kala dhaxeeyo. Xilqaddan waxaynu iswaydiinaynaa meesha ay kasoo unkanto tiirsanaanta-tabani, calaamadaha lagu garto iyo sida looga bixi karo. --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/messag…
…
continue reading

1
Ep:9; Fillaanshiyo-la'aan |Not feeling Enough
29:49
29:49
Play later
Play later
Lists
Like
Liked
29:49Fillaanshiyo- la’aantu waa dareen taban oo kasoo unkamay yaraantii marar kalena waxaa la kasbadaa waynaanta oo waxaa kugu abuura deegaanka iyo dadka kugu xeeran ee xayndaabkaaga kujira. Sidee looga tallaabaa dareemada fillaanshiyo la'aanta ayaynu ka sheekaysanaynaa. --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/messag…
…
continue reading