Search a title or topic

Over 20 million podcasts, powered by 

Player FM logo

AAD Podcasts

show episodes
 
Codka waayaha Cusub wuxuu qayb ka yahay hay’ad dadka barta Kitaabka Qodduuska ah, oo loo yaqaanno (Thru-the Bible) ama Dhexmarka kitaabka Qodduuska ah. Taxanahan waxaa isku dubbariday horraan Ditoor J.Vernon McGee, waxaana lagu turjumay, oo lagu jaangooyey in ka badan 100 luuqadood iyo lahjado. Waxaa loo qaabeeyey barnaamijyo ka kooban 30 daqiiqo oo isku xig-xiga, kuwaasoo dhegaystaha uu ku baranayo Baybalka oo dhan. Iminka barnaamijyadaas oo dhan, waxay kugu jiraan internetka. Waxaanan ku f ...
  continue reading
 
Artwork

1
Ladnaan Podcast

Fatumo & Sagal

icon
Unsubscribe
icon
icon
Unsubscribe
icon
Monthly
 
Being a parent is both a great joy and at the same time stressful and overwhelming, especially if you are rising your child in a different culture and context than yours. In one moment, we feel that everything is so smooth, and the next that we are failing. But we want to assure you that being parent is not being perfect, there is no perfection in parenting, but being a good enough parenting. If you want to strive and better understand yourself as a parent and your child, this podcast series ...
  continue reading
 
Artwork

1
Amina Sounds Podcast

Amina Mussa Wehelie

icon
Unsubscribe
icon
icon
Unsubscribe
icon
Monthly
 
Nothing gets past me when it comes to wellness, wellbeing, and mental health – but it doesn’t stop there. Healing is just the beginning; staying motivated is the key. Here, I motivate, inspire, and support you emotionally, mentally, and physically. Be a friend of mine – listen daily. It won’t make you rich overnight, but it will help you discover your path to health, energy, inner wealth, and greater awareness of what’s happening around you. -------------------------------------------------- ...
  continue reading
 
Artwork
 
Become a Paid Subscriber and listen 🎧 Become a Paid Subscriber: https://anchor.fmdhaxal-podcast/subscribe Dhaxal-podcast waa podcast aad ka dhagesan karto dhamaan bugaagta aad jeceshahy inaad dhageesato waliba si free ah , Platform-yada kale ee aad ka dhagesan kart -podcast-yadeena waxa ka mid ah -Anchors -Google podcast -castbox -apple podcast -spotify Si aad ula socoto xalqad walba ,rukumo oo subscribe saar dhamaan platforms-yadeena
  continue reading
 
Kusoo dhawoow Xidhiidhada Nolosha Podcast. Magacaygu waa Amaal Haybe waxaan ahay tababare nololeed oo qaabilsan dhisida xidhiidhada fayow iyo kobcinta hab-fikirka togan. Waxaan halkan kuuguso gudbin doonaa qaababka cilmiyaysan ee aad naftaada iyo dadka kaleba u la yeelan karto xidhiidh cafimaad qaba oo fayow. Kuxidhnow Xidhiidhada Nolosha Podcast oo salaasa kaste 7:00pm fiidnimo aad ka heli doontid mawduucyo saamayn wanaagsan kuyeelan doona xidhiidhada ka tirsan noloshaada iyo cafimadkaaga m ...
  continue reading
 
Avalites Foundation waa haayad aqooneed iyo dhaqan/saqaafo oo deggan Boorama, kana hawlgasha magaalooyinka kale ee Soomaalilaan iyo Soomaalidaba. Avalites waxa ay beegsanaysaa in ay qabato shaqo dhaqan (cultural work) dhab ah, eber aan ka bilaabayn ee ku duldhisaysa kuwii ka horeeyay, beegsanysana intifaaca aadamaha Soomaaliyeed. Halkan waxa aad kala socod doontaan Boodkaasyo (podcasts) ay samayso haayaddu iyo kulammada aqooneed ee kale ee ay fuliso. La soco, lana socodsii ciddii ka faa'iida ...
  continue reading
 
Artwork

1
AADZIGN Magazine

AADZIGN Magazine

icon
Unsubscribe
icon
icon
Unsubscribe
icon
Daily+
 
Welcome to AADZIGN PODCAST, an interview series with architects and designers. AAD is an online magazine about art, architecture and technology, which covers the latest news in parametric and folding and digital Architecture computational design. On this podcast you'll find our interviews with pioneering architects and designers who are leading industires and pushing the boundaries of architecture and construction forward.
  continue reading
 
You can hear April Watts on Magic 95.9 FM Baltimore everyday and see her on TV occasionally. She is always outspoken and authentic but never before have you had the opportunity to experience her raw, uncut, and unfiltered. "April After Dark" is what happens when "Your Favorite Girl" leaves the studio and the FCC regulations behind. #AprilAD sounds like April letting her hair down (figuratively 😉) and talking in the comfort of her home amongst friends that know her heart and speak her languag ...
  continue reading
 
Artwork

1
De Moker

NPO Luister / NTR

icon
Unsubscribe
icon
icon
Unsubscribe
icon
Monthly
 
Hoorspel De Moker – Strijd om de macht op de Wallen Amsterdam jaren zeventig. Harrie ‘de Moker’ Pruis regeert op de Wallen. Hij verhuurt ramen, is eigenaar van de klasse-striptent Pigalle, opent de eerste peepshow en droomt van een nieuw gokpaleis met veel marmer, gouden kranen en erotisch topamusent. Zijn vrouw Greet drijft het volkscafé Het Uitzicht. Harrie Pruis is een typische vertegenwoordiger van de penoze oude stijl. Maar de Rotterdammer Aad Bosman, eigenaar van een boksschool en ille ...
  continue reading
 
Artwork

1
Queenqawan

Istahil Nur

icon
Unsubscribe
icon
icon
Unsubscribe
icon
Monthly
 
Welcome to queenqawan podcasts. This is safe place to about anything. I’m gonna talk about a lot of different topics like rape, culture, marriage, child abuse, love, sex trafficking, domestic violence, social workers and single mothers.
  continue reading
 
Doctorly Unhinged is a podcast that brings you inside doctors' minds for their professional take in a casual and relatable way. With a spotlight on dermatology, skincare, medicine and life as they think out loud to put headlines, products and even home hacks under the proverbial microscope.
  continue reading
 
Loading …
show series
 
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadeenaan waxaan wareeysanay Abdikeyf oo ah aasaasaha iyo madaxa ururka SOCOPA ee ku yaal magaalada Leister, UK. Waxaan ka hadalnay dowrka aabaha ee qurbaha, dhibaatooyinka yimaada marka uu qoysku aabaha ka maqan yahay iyo sida looga gudbi karo dhibaatooyinka qoysaska qurbaha. Dhageysi wacan. Heesta…
  continue reading
 
Send us a text Ahlan, ku soo dhowaada qeyb kale iyo Amina Sounds Podcast, qeybtaan waxaan kaga hadlayaa, qodob muhiim ah oo ku saabsan dhaqannada gurracan ee bulshadeena ku soo kordhay. Caadiyeeynta Xumaha, ma ahan mowduuc qalcad podcast ah oo qudh ah lagu soo koobi karo, hase yeeshee waxaan dul istaagayaa dhowr arrimood oo dadkeena loo caadeeyeeye…
  continue reading
 
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadaan waxaan wareeysanay Dr. Abdirashid oo ah dhaqtar, aadna u xiiseeya arimaha bulshada iyo barbaarinta caruurta. Waxaan ka wada hadalnay dowrka aabaha uu ku leeyahay barbaarinta caruurta, qaasatan aabaha ku nool wadankeena hooyo. Dhageeysi wacan. Nala wadaaga arigtidiina. Waxaan idinka codsaneyna…
  continue reading
 
Loading …
Copyright 2026 | Privacy Policy | Terms of Service | | Copyright
Listen to this show while you explore
Play