meelkastood joogtaan waan idin salaamaa waxan ahay ruux eebe waxaan kudhashay ku koray dhulkii hooyo waxaan kahelay mah mahdii awoowayaasheen dhaheen marhore oo markaan Akhriyay hada oon ufiirsaday aan la ashqaraaray waxaan rabooday in aan dib iskula fiirino waxay qarniyaal hore ay dhaheen iyo say waqtigaan uga hadlayso waxay dhihi jireen
…
continue reading
Sheeko Podcasts
Short Somali Stories for children. In each episode there is something that children could learn. Sheekooyin Soomaaliyeed oo carruurta loo turjumay, sheeko kasta waxa jira wax ay carruurtu baran karaan. You can get activity sheets for each episode. https://beacons.ai/sheekooyinafsomali Instagram https://www.instagram.com/sheekooyinafsomali/
…
continue reading
Become a Paid Subscriber and listen 🎧 Become a Paid Subscriber: https://anchor.fmdhaxal-podcast/subscribe Dhaxal-podcast waa podcast aad ka dhagesan karto dhamaan bugaagta aad jeceshahy inaad dhageesato waliba si free ah , Platform-yada kale ee aad ka dhagesan kart -podcast-yadeena waxa ka mid ah -Anchors -Google podcast -castbox -apple podcast -spotify Si aad ula socoto xalqad walba ,rukumo oo subscribe saar dhamaan platforms-yadeena
…
continue reading
Ku Soo dhawaada Todobaadka iyo khadar. Kala soco dhacdooyinka ugu danbeeyey ee wararka caalamka.
…
continue reading
We talk about social issues, especially education, economics, health, culture, science and human rights issues. We invite Somali youth who are knowledgeable and passionate about community services. Waxaan uga hadalnaa arrimaha bulshada, gaar ahaan waxbarashada, dhaqaalaha, caafimaadka, dhaqanka, sayniska iyo arrimaha xuquuqul insaanka. Waxaan ku casunaa Hawraarsan Podcast dhalinyarada soomaaliyeed ee leh aqoonta iyo garaadka jecelna inay bulshadooda wax uqabtaan.
…
continue reading
Avalites Foundation waa haayad aqooneed iyo dhaqan/saqaafo oo deggan Boorama, kana hawlgasha magaalooyinka kale ee Soomaalilaan iyo Soomaalidaba. Avalites waxa ay beegsanaysaa in ay qabato shaqo dhaqan (cultural work) dhab ah, eber aan ka bilaabayn ee ku duldhisaysa kuwii ka horeeyay, beegsanysana intifaaca aadamaha Soomaaliyeed. Halkan waxa aad kala socod doontaan Boodkaasyo (podcasts) ay samayso haayaddu iyo kulammada aqooneed ee kale ee ay fuliso. La soco, lana socodsii ciddii ka faa'iida ...
…
continue reading
1
nin aan talin jirin haduu taliyo nin aan tagi jirin baa taga
5:31
5:31
Play later
Play later
Lists
Like
Liked
5:31doorasho markay imaato waxaad dooran kartaa waxa ugu fiican ama ugu haboonBy ruuxeebe
…
continue reading
waxaan dhahnaa aduunyadu waa sagaal toban marna ma noqoneyso kurbo malahaan leheen haday dhamestirmi laheed qofkasta wax buu raadinaa oo kamaqan maal qabeen ilaa faqiirBy ruuxeebe
…
continue reading
qabyaaladu qayb weyn ayay kaqaadatay burburka iyo qalalaasaha wadankeena kajira. Su'aal ? maxaan wali u' aaminsanahay qabyalayda and sidee uga illbixi karnaaBy ruuxeebe
…
continue reading
1
noloshaada wanaageedu waxay ku xirantahay madaxweyne fiican
2:48
2:48
Play later
Play later
Lists
Like
Liked
2:48waxaan kuligeen rabnaa inaa naaloono oo faraxno wadankeena dhexdiisa siday u suurto gasho taas waa in aan u dooranaa madax nakala qaybin , qabyaalad kamaran, aqoon leh ,nadifaaci kara, noo tura, hogaan adag noo dhisa ,dadka kala xigsan, qaain wadanka laxisaabtama.By ruuxeebe
…
continue reading
1
qoomiyad kasta waxaa lagu qiimeeyaa siday u dhaqmaan
2:48
2:48
Play later
Play later
Lists
Like
Liked
2:48qoomiyad kasta waxaa lagu qiimeeyaa siday u dhaqmaanBy ruuxeebe
…
continue reading
Doqontu waa qof wanaaga garanayn dhibaatada kaliya jecel waa mid wax kala jecleen oo xishoonBy ruuxeebe
…
continue reading
Gardarada waxaa laga dhaxlaa inkaar iyo in sumacadaada ku dhunto isla markaasna wixii xumaan oo kaa tagay gadaal kugu soo laabtaan adigoon taag iyo tabar u hayn.By ruuxeebe
…
continue reading
1
Ruuxeebe Episode 1 " Trailer " iyo Mah maahdi Sir maqabe saab baa biyo u cesha
2:33
2:33
Play later
Play later
Lists
Like
Liked
2:33By ruuxeebe
…
continue reading
This episode is Ramadan special, the struggle of fasting as a young adult
…
continue reading
Translated short Somali Stories for children. In each episode there is something that children could learn. Sheekooyin Soomaaliyeed oo carruurta loo turjumay, sheeko kasta waxa jira wax ay carruurtu baran karaan. You can get activity sheets for each episode. https://beacons.ai/sheekooyinafsomali
…
continue reading
Our original short Somali Stories for children are here , In each episode there is something that children could learn. Sheekooyin Soomaaliyeed oo carruurta loo talagalay, sheeko kasta waxa jira wax ay carruurtu baran karaan. You can get activity sheets for each episode. https://beacons.ai/sheekooyinafsomali…
…
continue reading
We hope you enjoy this epiesode, if you are would like to get access to free activitiy sheets, you can get it threw here. Waxaan rajaynaynaa inaad ku raaxaysato dhacdadan, haddii aad jeclaan lahayd inaad hesho xaashida dhaqdhaqaaqa bilaashka ah, waxaad heli kartaa inay halkan ku tuurto. https://beacons.ai/sheekooyinafsomali…
…
continue reading
https://beacons.ai/sheekooyinafsomali
…
continue reading
This episode is about saving water and not wasting it. You can get activity sheets for each episode. https://beacons.ai/sheekooyinafsomali
…
continue reading
Samira needs to learn how to be more patient. https://beacons.ai/sheekooyinafsomali
…
continue reading
Two wrongs don't make it right, if some one treats you badly, treating them the same way, won't help the situation. Labo qalad isma saxaan: qalad hadii lagaa galo, adigana qalad kale haku sixin.
…
continue reading
This episode is about bullying and what we could do about it even when we do wrong. Sheekadan waxay ku saabsan tahay in qof lagu xadgudbo iyo waxa aan ka qaban karno xitaa marka aan qalad samayno.
…
continue reading
This is a story about a boy who makes a mistake then with the help of his teacher he finds a solution and apologises for it. Sheekadaan waxay ku saabsan tahay wiil qalad galay kadib waxaa waano siisey macalimadiisa si uu qalad kiisa u saxon.
…
continue reading
No one sees me, a child trying to collect money for charity but makes mistakes, follow his story and see how they do to fix the problem and what you could learn. Qofna ima arko, ilmo isku dayaya inuu lacag samafal ah u ururiyo, laakiin wuu qaldamaa, la soco sheekadiisa oo arag sida ay u xaliyaan dhibaatada iyo waxaad ka baran karto.…
…
continue reading
This episode is about a young girl's journey to start praying salah. Her parents are encouraging her to pray by starting on one prayer at the time. Dhacdadani waxay ku saabsan tahay gabar yar oo rabto iney bilowdo tukashada salaada. Waalidkeed waxay ku dhiirigelinayaan inay tukato salaad.By Amina Mussa
…
continue reading
Xalqadeena ugu horeeya ee buugaa tarbiyaynta nafta waxaan kuso qadaneena labo cutub(chapter) cutubka koowad waxaan uga hadleyna hab dhaqanka wanaagsan ee maskaxda cutubka 2aad waxaan uga hadleena dabrida (xakamaynta ) hawada (Shahwada)By Dhaxal .co
…
continue reading
By dhaxal books
…
continue reading
Xalqadaan waa hordhaca buuga lagu magacaabo Tarbiyaynta nafta ee uu Qoray iimamka wayn ee imaam ibnu Aljawzi. Turjumadda buugan waxa is kaleh Dr. maxamed ibraahim siciid (Suldaan garyare)By Dhaxal .co
…
continue reading
1
Dhaxalkii Aqooneed ee Maxamad Daahir Afrax | CAMBAABUR PODCAST #8
1:06:04
1:06:04
Play later
Play later
Lists
Like
Liked
1:06:0409 Ogtoobar 2021 ayuu AHN Maxamad Daahir Afrax geeriyooday. Cabdillaahi Raage "Sayyidka", Cabdicasiis Guudcadde iyo Ayaanle Hoori ayaa labdan fadhi ee 7aad iyo 8aad ugu baroordiiqaya, ku faaqidaya sooyaalkiisii iyo waayihii uu soo noolaa. Waxa kale oo ay ka warramayaan waxsoosaarkiisii noocyada badnaa. Dhan kale waxa ay is dul taagayaan sidii ay ku…
…
continue reading
1
Sooyaalkii iyo Waayihii Maxammad Daahir Afrax | CAMBAABUR PODCAST #7
46:32
46:32
Play later
Play later
Lists
Like
Liked
46:3209 Ogtoobar 2021 ayuu AHN Maxamad Daahir Afrax geeriyooday. Cabdillaahi Raage "Sayyidka", Cabdicasiis Guudcadde iyo Ayaanle Hoori ayaa labdan fadhi ee 7aad iyo 8aad ugu baroordiiqaya, ku faaqidaya sooyaalkiisii iyo waayihii uu soo noolaa. Waxa kale oo ay ka warramayaan waxsoosaarkiisii noocyada badnaa. Dhan kale waxa ay is dul taagayaan sidii ay ku…
…
continue reading
1
SHEEKO-FANEEDDA: Sooyaalkega, Jaadadkeega, Sida Loo Akhriyo| Maxamed Siciid Mire | CAMBAABUR PODCAST
1:11:13
1:11:13
Play later
Play later
Lists
Like
Liked
1:11:13Waa mar kale iyo Cambaabur Podcast Waxa marti ku ah Maxamad Siciid Mire. Waa qoraa u dhuundaloola sheekooyinka, waxna ka qora. Waxa aan kala sheekaysannay: Sooyaalka Sheeko-faneedda, Sheekafa, sheeko xariirta iyo jaadadka kale ee sheekaynta xidhiidhka ka dhexeeya, Jaadadka sheeko-faneedka, Sheeko-faneedku aqoon ma xambaari karaa, iyo arrimo kale oo…
…
continue reading
1
XADAASADA-KA-DIB: SIDEE AYAY U NAQDISAY XADAASADA | CAMBAABUR PODCAST |#05| CUMAR CALI BAASHE (2/2)
43:11
43:11
Play later
Play later
Lists
Like
Liked
43:11Waa Cambaabur Podcast #5 Kulankan waxa uu daba socdaa kii hore ee #4, Cumar Cali Baashe ayaa sii wada qaadaadhigista fahanka XADAASADA IYO XADAASADA-KA-DIB. Qaybtanna waxa aan ku eegaynaa sida uu dhaqdhaqaaqa XADAASADA-KA-DIB U NAQDIYAY XADAASADA? (Xadaasada-ka-dib/Post Modernity/ما بعد الحداثة ), si lamid ah sidii horena waxa aan ka hadli doonna c…
…
continue reading
1
XADAASADA: MAXAY TAHAY, SIDEE AYAY SE U CURATAY? | CAMBAABUR PODCAST | #04 | CUMAR CALI BAASHE (1/2)
56:56
56:56
Play later
Play later
Lists
Like
Liked
56:56Waa Cambaabur Podcast #4 Kulankan waxa uu Cumar Cali Baashe ku qaadaa dhigayaa fahanka XADAASADA: MAXAY TAHAY, SIDEE AYAY SE U CURATAY? (Xadaaso/Modernity/الحداثة ), curashadeedii iyo taabbagalkeegii. Sidaas oo kale dhinacyada ay saamaysay/ka koobantahay iyo fikradaha seesdhigga u ah. Cumar waa aqoonyahan ku takhasusay Dhaqaalaha iyo Horumarinta Dh…
…
continue reading
1
CABDIWAHAAB AL-MASIIRI: MAALMIHIISII IYO MUCDA FIKIRKIISII | RIDWAAN MAXAMUUD SHEEKH (MAYGAAG)
45:20
45:20
Play later
Play later
Lists
Like
Liked
45:20Cabdiwahaab Almasiiri (1938-2008) wuxu ahaa faylasuuf Masaari ah oo waxsoosaar badan, waxsoosaarkiisuna saamayn badanaa, noloshiisii iyo imikaba. Sidaas oo kale wuxu ahaa Indheergarad magiciisa iyo miisaankiisa aqooneed kaga qaybqaata masraxa guud. Qof ahaan Cabdiwahaab wuxu maray isbadallo rumayneed oo isku lid ah mararka qaar intii uu noolaa, raa…
…
continue reading
"Geeridu ma ahan wax jira" waa hadalka ugu caansan ee laga hayo Dr Nawal El Sadawi oo 21-kii bishan March ee sanadka 2021 ku geeriyootay cusbitaal ku yaal magaalada Qaahira ee dalka Masar. Maadaama aan maalmahan dambe baraha bulshada ku arkayay gabdho soomaaliyeed oo ka tacsiyaynaya geerida islaantan, waxaan jeclaystay in aan xalqaddan gaarka ah id…
…
continue reading
1
Fanka Sheeko sheegista (Art of Storytelling) - Abdifitah Shirwac
28:15
28:15
Play later
Play later
Lists
Like
Liked
28:15Abdifitah Shirwac waa Sheeko sheege (Storyteller) iyo Blogger, waxa uu bulshada Soomaaliyeed usoo gudbiyaa sheekooyin isugu jira kuwo uu ugu qareemayo dadka dhibaataysan iyo qaar kale oo uu madadaalo ahaan uga gol-leeyahay, sidoo kale waa blogger diiwaan geliya dhacdooyinka xiisa leh ee uu hadba la kulmo.Waxa uu aas aasay madasha Maansom oo ah mada…
…
continue reading
Hidaya Mursal Cabdirixmaan waa gabar dhalinyaro ah oo ku nool magaalada Muqdisho, waa ardayad wax ka barata mid kamid ah jaamacadaha dalka waxa ayna si mug leh uga shaqaysaa arrimaha bulshada.Sanadkii 2014 kii, Hidaayo waxa ay asaastay dugsi ay si lacag la'aan ah wax uga barteen carruur soomaaliyeed oo tiradoodu kor udhaaftay 400 oo isugu jiray wii…
…
continue reading
1
Hal abuurka suugaanta iyo dhalinyarada Soomaaliyeed
32:34
32:34
Play later
Play later
Lists
Like
Liked
32:34Muxyadiin Maxamed Cabdille waa nin dhalinyaro ah oo hibo ilaahay usiisay curinta suugaanta noocyadeeda kala duwan, waxa uuna ku nool yahay gudaha dalkeena hooyo.Suugaanta uu curiyo Muxiyadiin badi waa mid uu uga hadlo arrimaha bulshada gaar ahaan wadaniyadda, dowlad wanaagga, dhaqanka soomaalida, horumarinta nolosha aadanaha iyo wiliba haasaawaha d…
…
continue reading
1
Doorka dhalinyaradu ka qaataan Horumarinta Bulshada
22:49
22:49
Play later
Play later
Lists
Like
Liked
22:49Midowga dhalinyarada Mutadawiciinta Soomaaliyeed waa urur dhalinyaro oo la asaasay bishii March ee sanadkii 2017 kii, waxa uu ka hawl galaa Somalia, gaar ahaan gobolka banaadir iyo nawaaxigiisa. Waa midow dhalinyaro oo shaqadoodu tahay wacyi gelinta bulshada iyo kaalmaynta dadka nugulka ah ee ubaahan caawinta. Ma ahan urur faa’iido doon ah taas bed…
…
continue reading
1
Kusoo dhowaada Hawraarsan Podcast - Welcome to Hawrarsan Podcast
1:10
1:10
Play later
Play later
Lists
Like
Liked
1:10Xalqadan koowaad waa mid is barasho ah, oo aan kuugu sheegayno waxa aan uga hadli doonno Hawraarsan Podcast. Markale waan kugu soo dhowaynaynaa Podcast waana jecel nahay in aan aragno fal celintaada marwalba. Nagu soo biir oo fariin noogu reeb Faceboog page keena: @IshaNewstv
…
continue reading
1
QORMO CODEED - #1 | SAHANKA RAAGE: Cabdiraxmaan Aadan Maxamuud
13:56
13:56
Play later
Play later
Lists
Like
Liked
13:56Qormadan Cabdiraxmaan Aadan Maxamuud ayaa curiyay, waxa lagu faafiyay Bandhige Sebtambar 01, 2020 iyada oo qoraal ah. Codkiisa isaga oo ku gudbinaya ayaan halkanna ku faafinaynaa iyada oo ah Qorm Codeed ah. Halkan ka akhri: https://bandhige.com/maqaallo/sahanka-raage-wq-cabdiraxmaan-aadan-maxamuud Halkan kala xidhiidh qoraaga: https://www.facebook.…
…
continue reading
1
KACAANKA WARSHADAHA & CURASHADA BULSHADA CASRIGA | MUSTAFE FAYRUUS
1:14:31
1:14:31
Play later
Play later
Lists
Like
Liked
1:14:31Muxaadaradan ciwaankeedu yahay KACAANKA WARSHADAHA IYO CURASHADA BULSHADA CASRIGA AH: Saamaynta Tiknoloojiyaddu ku Leedahay Nolosha Aadamaha waxa ay qayb ka tahay silsiladda muxaadarooyinka Avalites Foundation. Macalin Mustafe Faysruus oo bare sare iyo baadhe ah ayaa ka jeediyay Maktabadda Qaranka ee Soomaalilaan, 11 Sep 2020 ka.…
…
continue reading
1
CAMBAABUR PODCAST | #03 | HAAYADAHA FIKIR-DHALINTU MAXAY YIHIIN, SIDAYSE U SAQEEYAAN | MUSTAFE FAYRUUS. (3/3)
51:04
51:04
Play later
Play later
Lists
Like
Liked
51:04Mar kale Cambaabur Podcast ku soo dhawaada, waxa innala sheeko wadaaga Mustafe Fayruus. Mustafa Feiruz wuxu madax ka yahay Machadka Cilmibaadhista Soomaaliyeed ee raacsan Jaamacadda Muqdisho. Sidoo kale Jaamacadda Muqdisho ayuu ka dhigaa cilmiga afafka, suugaanta, daraasadaha Soomaaliyeed iyo daraasadaha Afrika. Waxa kale oo uu ka tirsanyahay Naadi…
…
continue reading
1
CAMBAABUR PODCAST | #02 | HAAYADAHA SAMEEYA CILMIBAADHISTA SOOMAALIYEED, AJANDAYAASHA IYO CAQABADAHA | MUSTAFE FAYRUUS. (Q2aad)
45:38
45:38
Play later
Play later
Lists
Like
Liked
45:38Mar kale Cambaabur Podcast ku soo dhawaada, waxa innala sheeko wadaaga Mustafe Fayruus. Mustafa Feiruz wuxu madax ka yahay Machadka Cilmibaadhista Soomaaliyeed ee raacsan Jaamacadda Muqdisho. Sidoo kale Jaamacadda Muqdisho ayuu ka dhigaa cilmiga afafka, suugaanta, daraasadaha Soomaaliyeed iyo daraasadaha Afrika. Waxa kale oo uu ka tirsanyahay Naadi…
…
continue reading
1
CAMBAABUR PODCAST | #01 | CILMIBAADHISTA SOOMAALIYEED WAA MAXAY? | MUSTAFE FAYRUUS. (Q1aad)
48:32
48:32
Play later
Play later
Lists
Like
Liked
48:32Cambaabur Podcast waxa aan ku bilaabaynaa Mustafe Fayruus. Mustafe Fayruus wuxu madax ka yahay Machadka Cilmibaadhista Soomaaliyeed ee raacsan Jaamacadda Muqdisho. Sidoo kale Jaamacadda Muqdisho ayuu ka dhigaa cilmiga afafka, suugaanta, daraasadaha Soomaaliyeed iyo daraasadaha Afrika. Sidoo kale waxa uu ka tirsanyahay Naadiga Halabuurka iyo Qalinla…
…
continue reading
1
QOFKA, BULSHADA IYO BARAHA BULSHADA: Fursado, Cillado iyo Cabsiyo | Ayaanle Hoorri & Cabdillaahi Raage "Sayidka" [PODCAST TEST #1]
48:34
48:34
Play later
Play later
Lists
Like
Liked
48:34Baraha bulashadu waa shaacsane (phenomenon) casri ah, baadhisyada ku sahabsani bilaw yihiin lakiin saamayn wayn oo baaxadda doodaha la xidhiidha ay taxanyhiin fiqiga diinta illaa falsafadda nolosha. Qaddiyado doodahaas la xidhiidha ayay Ayaanle Hoorri iyo Cabdillaahi Raage "sayidka" kaga sheekaysteen fadhigan. Waxa ka mid ah qaddiyadahaas #1 Dimuqr…
…
continue reading
1
TAARIIKHDA IYO XASUUSTA: AKHRISKA BUUGGA "KALAHAADKII MUQDISHO" | CABDILLAHI RAAGE
52:34
52:34
Play later
Play later
Lists
Like
Liked
52:34Naadiga Akhriska iyo Falanqaynta Doodaha ee Ogaal oo fadhigiisu yahay Boorama iyo Haayadda Dhaqan ee Avaliteis ayaa kulankan wadajir u qabtay 28 Feb, 2020. Cabdillaahi Raage, oo ka tirsan Avaliteis waxa uu muxaadaradan ku akhrinayaa buugga Yuusuf Maxammad Xayd ee Kalahaadkii Muqdisho indhaha labada fahan ee Xasuusta iyo Taariikhda. Wuxuna soo gudbi…
…
continue reading
1
BEERTA XAWAYAANKA: GORFAYN - CABDILLAAHI RAAGE
45:56
45:56
Play later
Play later
Lists
Like
Liked
45:56Sheekada Beerta Xawayaanka ee uu curiyay qoraagii reer Ingiriis ee Joorj Orwil oo ka mid ah sheekooyinka dunnida kuwa ugu caansan ayuu Cabdillaahi Raage ku falanqeeyay 17 Ogtoobar 2017 kii Madasha Buugga oo ah koox Faysbuug oo buugta lagu wadaago, laguna falanqeeyo. Muuqaalkan oo ah kii sida tooska ah (live) uga baxay madasha ayaan mar kale halkan …
…
continue reading
1
MAGAALAWGA IYO GABAY-JACBURKA DHOODAAN- AYAANLE HOORRI | Avalites Foundation
1:34:51
1:34:51
Play later
Play later
Lists
Like
Liked
1:34:51Muxaadaradan oo ka mid ah shaqooyinka Avalites Foundation waxa uu Ayaanle Hoorri ka jeediayay xarunta gobolka Awdal ee Boorama. Waxa uu awoodda saaray Ayaanle, gorfayntana ku Iftiimiyay: - Sidee baynu ula falgali karnaa gabay-jacburka Dhoodaan, - Muxuu se inooga bildhaamin karaa magaaloobiddii Soomaalida tobanlayaashii dambe ee qarnigii labaatannaa…
…
continue reading
1
SADDEX NAFOOD: GORFAYN - CABDILLAAHI RAAGE | AVALITES FOUNDATION
1:11:47
1:11:47
Play later
Play later
Lists
Like
Liked
1:11:47Kulankan oo ay soo agaasimatay AVALITES Foundation waxa uu ka qabsoomay xarunta Boorama Youth Job Center 07/Nov/2019 waxana lagu gorfeeyay muujinta dabaqadaha, shakhsiyadaha, dhaqan naqdinta iyo doodaha falsafadeed ee sheekada Ibraahim Hawd Yuusuf ee Saddex Nafood. Qodobadda Gorfayntu Awoodda Saartay: - Maxay macno leedahay in aan akhrino, wadar iy…
…
continue reading
1
PODCASTS AND LECTURES OF AVALITES FOUNDATION (Trailer)
0:57
0:57
Play later
Play later
Lists
Like
Liked
0:57
…
continue reading
…
continue reading