Search a title or topic

Over 20 million podcasts, powered by 

Player FM logo

Caafimaadka Podcasts

show episodes
 
Artwork

1
Amina Sounds Podcast

Amina Mussa Wehelie

icon
Unsubscribe
icon
icon
Unsubscribe
icon
Monthly
 
Nothing gets past me when it comes to wellness, wellbeing, and mental health – but it doesn’t stop there. Healing is just the beginning; staying motivated is the key. Here, I motivate, inspire, and support you emotionally, mentally, and physically. Be a friend of mine – listen daily. It won’t make you rich overnight, but it will help you discover your path to health, energy, inner wealth, and greater awareness of what’s happening around you. -------------------------------------------------- ...
  continue reading
 
Artwork

1
Hawraarsan Podcast

Ismail Salad Hajji Dirir

icon
Unsubscribe
icon
icon
Unsubscribe
icon
Monthly
 
We talk about social issues, especially education, economics, health, culture, science and human rights issues. We invite Somali youth who are knowledgeable and passionate about community services. Waxaan uga hadalnaa arrimaha bulshada, gaar ahaan waxbarashada, dhaqaalaha, caafimaadka, dhaqanka, sayniska iyo arrimaha xuquuqul insaanka. Waxaan ku casunaa Hawraarsan Podcast dhalinyarada soomaaliyeed ee leh aqoonta iyo garaadka jecelna inay bulshadooda wax uqabtaan.
  continue reading
 
Artwork

1
Ladnaan Podcast

Fatumo & Sagal

icon
Unsubscribe
icon
icon
Unsubscribe
icon
Monthly
 
Being a parent is both a great joy and at the same time stressful and overwhelming, especially if you are rising your child in a different culture and context than yours. In one moment, we feel that everything is so smooth, and the next that we are failing. But we want to assure you that being parent is not being perfect, there is no perfection in parenting, but being a good enough parenting. If you want to strive and better understand yourself as a parent and your child, this podcast series ...
  continue reading
 
Loading …
show series
 
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadeenaan waxaan wareeysanay Abdikeyf oo ah aasaasaha iyo madaxa ururka SOCOPA ee ku yaal magaalada Leister, UK. Waxaan ka hadalnay dowrka aabaha ee qurbaha, dhibaatooyinka yimaada marka uu qoysku aabaha ka maqan yahay iyo sida looga gudbi karo dhibaatooyinka qoysaska qurbaha. Dhageysi wacan. Heesta…
  continue reading
 
Send us a text Ahlan, ku soo dhowaada qeyb kale iyo Amina Sounds Podcast, qeybtaan waxaan kaga hadlayaa, qodob muhiim ah oo ku saabsan dhaqannada gurracan ee bulshadeena ku soo kordhay. Caadiyeeynta Xumaha, ma ahan mowduuc qalcad podcast ah oo qudh ah lagu soo koobi karo, hase yeeshee waxaan dul istaagayaa dhowr arrimood oo dadkeena loo caadeeyeeye…
  continue reading
 
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadaan waxaan wareeysanay Dr. Abdirashid oo ah dhaqtar, aadna u xiiseeya arimaha bulshada iyo barbaarinta caruurta. Waxaan ka wada hadalnay dowrka aabaha uu ku leeyahay barbaarinta caruurta, qaasatan aabaha ku nool wadankeena hooyo. Dhageeysi wacan. Nala wadaaga arigtidiina. Waxaan idinka codsaneyna…
  continue reading
 
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Waa xalqadii labaad ee Live webinar ka aan soo jeedinay. Iyadoo aan kaga hadleynaa qeybtaan, hurdada iyo stress ka. Waxaan kaloo ka hadleynaa sidaad sameeyn lahayd shaqsi ahaan iyo qoys ahaanba. Talooyinka aan soo jeedineyno waxeey ku saleeysan cilmi baaris. Introduction music is from Canva.…
  continue reading
 
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Kusoo dhawaada xalaqadeenaan oo usoo jeedinay iyadoo Live Webinar ah. Waxaana kaga hadleynaa sida aad kor ugu qaadi lahayd caafimaadkaaga iyo caafimaadka qoyskaaga. Qeybtaan hore waxaan diirada saareynaa cunada iyo dhaqdhaqaaqa. Music introduction from Canva.…
  continue reading
 
Send us a text Waa qeybtii 5-naad uguna dambeysa taxanaha barnaajiyada aan kaga hadlaayey NARSIISAMKA, qeybtaan waxaan uga jawaabay, su'aal aad u soo noq-noqtay oo ay dhageystayaasha Podcastigan ay in badan oo ka mid ahi, i soo weydiiyeen, hadaba dhageysi haboon. Amina Mussa Wehelie Support the show Amina Sounds Podcast, Episode 1: Narcissism Trait…
  continue reading
 
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadii hore waxaan ka hadalnay xiriirka lamaanaha, xalqadaana waxaan ka hadleynaa xiriirka waalidka iyo dhalinyarada. Maxeey dhalinyaradu tabanayaan, waalidkuse muxuu tabanayaa? Maxaase xal ah? Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax …
  continue reading
 
Send us a text Qeybtaan waxaan kaga hadlayaa, madaxda Narsiistaha ah iyo dhaqankooda, dabeecadooda, sida ay shaqaalaha hoos yimaada ku yihiin. qofkani wuxuu noqon karaa maamule ama maareeye madax ka ah, xafiis yar oo iska kooban, amaba wuxuu noqon karaa siyaasi haya xil madaxweyne, mid gobol ama mid degmo. Wuxuu noqon karaa, rag wuxuuna noqon karaa…
  continue reading
 
Send us a text Qeybtan waxaan kaga hadlayaa, waalidka Naarsiistaha ah iyo sida uu ula dhaqmo caruurtiisa, dhaqanka ay leeyihiin waalidka naarsiistaha ah iyo sida ay caruurtooda u barbaariyaan, iyo qaabka caruurtu ku soo baxdo marka dambe. Support the show Amina Sounds Podcast, Episode 1: Narcissism Traits (Astaamaha Narsiisim-ka).…
  continue reading
 
Send us a text Kani waa qalcadda labaad ee Amina Sounds Podcast, waxaana kaga hadlayaa, tallaabooyinka uu qaado qofka Narsiistiga ah, ee leh dabeecadaha Naarsiisimka, iyo sida ay isu daba galaan, ama uu u kala horeysiiyo. Fadlan markaad dhageysato, soo fellow-garee website-ka podcastiga, hadaad doonto la deg si aad u dhageysato xilli kale, isla mar…
  continue reading
 
Send us a text Kani waa Qalcadda Koowaad ee Podcastiga Amina Sounds Podcast. Waxaan kaga hadlayaa, Astaamaha Narsiisim-ka, ama qofka dabeecadda islawenida siyaadada ah leh ee Naarsistaha ah, rag iyo haweenba lagu garto. Amina Sounds Podcast waa podcast ku fooggan arrimaha bulshada, dabeecadaha dadka, habeynta nolosha caadiga ah, dhaqanka dadka ee m…
  continue reading
 
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Waxaan xalqadeena kaga hadleynaa riyooyinkeena qaar ka mid ah oo aan rumeynay. Waxaan muddo sameeyneynay coaching anagoo isticmaaleynaa xirfadeena caafimaad. Laakiinse waxaan si rasmi u sameeynay diblooma coaching. Haddaba ka dhageyso xalaqadaan howlaha uu coach ka qabto, sababta loo doonan karo iyo wa…
  continue reading
 
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadeena waxaan ka hadleynaa sida aan ku qaabileyno bisha Ramadaan. Waxaan isweeydiinay sedex su'aalo oo aad idinkana isweydiin kartaa. 1. Ramadaankaan muxuu kaaga gedisnaan doonaa Ramadanada kale? 2. Waa sidee jadwalkaaga Ramadaanka? 3. Waa maxay hadafka ugu weyn oo aad jeceshahay in bisha Ramadan a…
  continue reading
 
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Dhamaan dhageystayaasheena waan idin salaameynaa. Ilaaheyna waxaan ka baryeynaa inuu nooga dhigo sanad wanaagsan. Xalaqadaan waxaan ka hadleynaa siduu noo ahaa sanadkii tagat 2024. Waxaan kaloo ka hadleynaa sida aan ugu diyaar garoownay sanadkan bilowday 2025. Su'aalaha aan isweydiinday iyo kuwa maalme…
  continue reading
 
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadeena waxaan kaga hadalnay sida waalidka uu ilmihiisa u xoojin lahaa kalsoonidiisa iyo siduu isku dabiri lahaa keligii. Waa xalqadii noogu dambeysay ee taxanaheena caruurta leh neurodivergent condition. Waa xalqad xiiso badan aanu rajeyneyno in waalid badan ay ka faaideysan doonaan. Xataa haddii u…
  continue reading
 
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadeenaan waxaan kusoo koobeynaa wareysi aan la yeelanay Muna Abukar oo ah occupational therapist (OT) iyo Anna Fäldt oo ah Speech therapist (ST). Waxeey labadoodaba nooga hadleen goorta uu ilmaha autism ka qaba u baahan yahay OT iyo ST. Sideey wax ugu qabtaan iyaga iyo dowrka uu waalidka ka cayaaro…
  continue reading
 
Loading …
Copyright 2026 | Privacy Policy | Terms of Service | | Copyright
Listen to this show while you explore
Play